Faahfaahin: Qarax ka dhacay garoonka Ciyaaraha Magaalada Belad-Weyne

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay garoonka kubada cagta Magaalada Belad-weyne ee gobolka Hiiraan kaasoo wararku sheegayaan inuu ka dhashay khasaare iskugu jira dhimasho iyo dhaawac. Garoonka K/Cagta Laqanyo Stadium oo maalmahan ay ka socdaan ciyaaro kala duwan ayaa la soo sheegayaa iney qaraxday miino lagu aasay afaafka hore ee laga galo. Qaraxa ayey wararku … Continue reading Faahfaahin: Qarax ka dhacay garoonka Ciyaaraha Magaalada Belad-Weyne